Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Madaxweyne Gaas oo soo indha indheynaya goobaha Dowlada ee Degmada Gaalkacyo

$
0
0

Gaalkacyo,11 Apr.2014–Pi– Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr. cabdiwali Maxamed Cali gaas oo wali ku guda jira booqashadiisa Gobolka Mudug ayaa saaka bilaabay inuu booqdo Qaybo kamid ah Magaalada Gaalkacyo, wuxuuna Madaxweynuhu cagta Marinayaa Hay’adaha Dowlada, suuqa magaalada iyo goobaha Waxbarashada.

Saaka markii la soo kacay ayaa lagu waabariistey wadooyinka waaweyn ee Magaalada oo badankoodu xiran yihiin, iyo ciidamo aan horey loo arki jirin oo koox koox isula socada magaalada dhexdeeda.

Faahfaahinta iyo sawirada dhowaan naga filo.

Puntlandi.com
Gaalkacyo


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Latest Images

Trending Articles



Latest Images