Tacsi– Marxuum Xuseen Ismaaciil Aw Maxamuud oo Muqdisho ku geeriyooday
Inaal Ilaah Wa Inaal Illaah Raajicuuun. Alla ha u naxariistee Marxuum Xuseen Ismaaciil Aw Maxamuud oo Magaalada Muqdisho ku geeriyooday, Waxaa loo dirayaa Tacsida Hooyo Khadiija Cilmi Cali , Xaaskii...
View ArticleCabdiqani Cabdi Jamac oo Ah Murashax Baarlamaanka Federaalka (Xildhibaan) oo...
Cabdiqani Cabdi Jaamac oo ah Murashax u tartamaya Xildhibaanimo Aqalka hoose ayaa maanta wuxuu Isbitaalka Gaalkacyo soo Gaarsiiyey 2.5 tan oo daawo ah. Murashax AbdighAni Abdi Jama ayaa noqonaya...
View ArticleTacsi Marxuumad Xabiibo Kaahiye Cali oo ku geeriyootay Talyaaniga
Asc Inaa lilaah wa Inaa raajucuun waxaan halkan Tacsi tiiranyo leh looga diraya Ehelkii iyo Qaraabadii Ay ka baxdey Marxuumad Xabiibo Kaahiye Cali oo ku Geeriyotey Dalka Talyaaniga 06.12.2016....
View ArticleTacsi– Jaamac Maxamuud Hassan ( jaamac Dhagahoor) oo 5.12.2016 ku geeriyooday...
Alla ha u naxariistee Waxaa 05.12.2016 Degmada Buurtinle ku geeriyooday Marxuum Jaamac Maxamuud Hassan ( jaamac Dhagahoor), waxaa lo tacsiyeynayaa Ehelkii,QarAbadii iyo Asxaabtii uu ka baxay,...
View ArticleShirkii madasha oo beri furmaya iyo Puntland oo Kuraastii Aqalka Sare Xoog...
Wararka soo gaaraya Warbaahinta Puntlandi ayaa tibaaxaya in Ex-Madaxweyne Xasan Sheekh oo ku adeeganya Ex-Gudoomiyihii hore ee Barlamaanku ay buriyeen,oo waxba kama jiraan ka dhigeen go’aamadii iyo...
View ArticleOgsysiis ku socda Jaaliyada Soomaaliyeed ee Norway, Kulanka Gurmadka Abaaraha
Anaga oo ah maamulka jaaliyada waxaan si xushmadleh uga codsaneynaa muwaadin kasta oo reer Puntland ah inuu kasoo qeyb galo kulan ka gurdmadka abaaraha. Maamulka jaaliyadu waxuu balan qaadayaan iney si...
View ArticleDonald Trupm oo Wasiirkiisa Arimaha Dibada u wada nin ay saaxiib yihiin...
Madaxweynaha la doortey ee Maraykanka Donald Trump ayaa shaaciyey cida noqoneysa Secretary of State (Wasiirka Arimaha Dibada Maraykanka) sida uu qoray wargayska New York Times. Trump wuxuu soo xushay...
View ArticleTacsi– Marxuum Mustafe Shire Cali oo ku geeriyooday Qaloocan DDS
Waxaa Tacsi loo dirayaa dhamaan Qoyska Reer Shire Cali Geeridii ku timid Marxuum Mustafe Shire Cali oo 12.12.2016 ku geeriyooday Qaloocan oo ka tirsan Deegaanka Soomaalida Itoobiya. Waxaan illaahay uga...
View ArticleJaaliyada Puntland ee Denmark oo ka tacsiyeeyey Geeridii Taliye Xigeenka...
Jaaliyada Puntland ee Dalka Denmark ayaa ka tacsiyeyey geeridii ku timid Taliye Xigeenkii Booliska Puntland Janaraal Jaama Saxardiid Axmed oo kooxa Argagixisadu ku dileen Magaalada Bosaso. Gudiga...
View ArticleMuxuu Salka ku hayaa Shirka Madaxda Maamul Goboleedyada Muqdisho uga furmay
Shirka Muqdisho uga furmay Maamul Goboleedyada ayaa ah mid ay dalbadeen Beesha Caalamka oo ka walwalsan Qaabka loo maareeyey Soo xulida Xildhibaanada Aqalka hoose. Beesha Caalamku waxay ka caroodeen...
View ArticleBREAKING NEWS– Beesha Caalamka oo si cad u hor istaagi doonta Shaqsiyaadka...
Warar hoose oo Dublamaasiyadeed oo ay heleen Howlwadeenada Puntlandi ayaa xaqiijinaya in Bersha Caalamku aysan sinaba u aqbali doonin in Kuraasta Baarlamaanka Soomaaliya ee muranku ka taagan yahay la...
View ArticleHambalyo… Cabdul-Ghani Max’ed Sooyaan iyo Deeqo Cali Yuususf Ismaaciil oo...
Hambalyo Meher iyo Aroos DHammaan dadkaan hoos ku qoran iyo qoysaskooda iyo ilmahooda, oo kala jooga dalka iyo dibaddiisa waxay halkaan halkaan Hambalyo iyo Bogaadin uga dirayaan Cabdul-Ghani Max’ed...
View ArticleTacsi— Axmed Maxamed Cabdi oo ku geeriyoodey deegaanka Xeraale ee Degmada...
Jaaliyada Puntland ee Denmark ayaa ka tacsiyeynaysa Geeridii ku timid Alla ha u naxariistee Marxuum Axmed Maxamed Cabdi oo 24.12.2016 ku geeriyooday deegaanka Xeraale oo hoostaga Degmada Caabudwaaq....
View ArticleAxmed Xuseen oo noqday Soomaaligii uge horeeyey oo Wasiir ka noqda Dal Reer...
Garyaqaan Axmed Xuseen oo ka tirsan Baarlamaanka Kanada ayaa noqdey Shaqsigii Soomaali ah ee u horeeyey oo Wasiir ka noqda Dal Reer Galbeed ah. Axmed Xuseen ayaa Raysal wasaaraha Kanada wuxuu maanta u...
View ArticleTacsi Marxuumad Xaawo Maxamed Yusuf op Geneve Switzerland ku geeriyootay...
انالله وانااليه راجعون. Waxaa 10.1.2017 magaalada Geneva- Switzerland ku geeriyootay Alle ha unaxariisto Xaawo maxamed Yusuf, Waxasn Illaahay uga baryeynaa Marxuumada Jano waarta iyo dambi dhaaf iyo in...
View ArticleXaalada Cadaado oo kacsan iyo cabsi oo ka jirta Magaalada
Tan iyo markii Xildhibaanada Maamulka Galmdug ee Cadaado ay shaaciyeen intey Xilkii ka qaadeen Cabdikariin Xuseen Guuleed waxaa Cadaado ka bilowday kacdoon iyo dhaqdhaqaaq ay wadaan Maleeshiyaad...
View ArticleTacsi DR. Maxamed Cali Jamac oo Zambia ku geeriyooday
Waxaa Tacsi loo dirayaa Ehelkii Qaraabadii iyo Caruurtii Marxuum DR.Maxamed Cali Jamac oo maantoo Arbaca ah ku geeriyooday Dalka Zambia. Marxuumka Waxaa illaahay uga baryeynaa jano waarta iyo dambi...
View ArticleMadaxweynaha la doortey ee Maraykanka oo maanta la wareegaya Aqalka Cad
Madaxweynaha cusub er Maraykanka ee cusub Donald Trump ayaa maanta xilka kala wareegaya Madaxweynaha Xilkiisu dhamaaday ee Xisbigiisa laga guuleystey Borack Obama. Xaflad aad u balaaran oo xil wareejin...
View ArticleWashington DC Toos u daawo Obama oo Washinton ka tagaya
Live stream. END Madaxweyne Obama wuxuu u duulay California
View Article