Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Tacsi DR. Maxamed Cali Jamac oo Zambia ku geeriyooday

$
0
0

Waxaa Tacsi loo dirayaa Ehelkii Qaraabadii iyo Caruurtii Marxuum DR.Maxamed Cali Jamac oo maantoo Arbaca ah ku geeriyooday Dalka Zambia.

Marxuumka Waxaa illaahay uga baryeynaa jano waarta iyo dambi dhaaf iyo in Illaahay samir ka siiyo intii u ka tahay.

Aaaamiiiiin
Aaaamiiin
Aaamiiin.

Waxaa tacsida nasoo gaarsiiyey Cabdirshiid Burburshe


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles