Waxaa Tacsi loo dirayaa dhamaan Qoyska Reer Shire Cali Geeridii ku timid Marxuum Mustafe Shire Cali oo 12.12.2016 ku geeriyooday Qaloocan oo ka tirsan Deegaanka Soomaalida Itoobiya.
Waxaan illaahay uga baryeynaa Marxuumka jano waarta iyo dambi dhaaf, iyo in Illaahay samir ka siiyo intuu ka tagay.
Aaaaamiiin
Aaaaamiiiiin
Aaaamiiiiiiin