Asc Inaa lilaah wa Inaa raajucuun
waxaan halkan Tacsi tiiranyo leh looga diraya Ehelkii iyo Qaraabadii Ay ka baxdey Marxuumad Xabiibo Kaahiye Cali oo ku Geeriyotey Dalka Talyaaniga 06.12.2016.
Marxuumada Waxaa Illaahay uga baryeynaa Janatul fardoosana in alaha ka waraabsho.
Guud ahaan intey ka baxdeyna Samir iyo iimaan Illaahay haka siiyo.
Aaaamiin Aaamiin
Tacsidan waxaa diraya Ilmo Ahmed Farax Maxamed.