Jaaliyada Puntland ee Dalka Denmark ayaa ka tacsiyeyey geeridii ku timid Taliye Xigeenkii Booliska Puntland Janaraal Jaama Saxardiid Axmed oo kooxa Argagixisadu ku dileen Magaalada Bosaso.
Gudiga Fulinta iyo kan Marjaca ee Jaaliyada iyagoo ku hadlaya Magaca Xubnaha Jaaliyada waxay tacsi u dirayaan Qoyskii, Ehelkii ,Asxaabtii iyo Guud ahaan Shacabka Puntland geerida ku timid Janaraal Jaamac Saxardiid.
Marxuumkana waxay guud ahaan Jaaliyadu Illaahay uga baryayaan Jano Waarta iyo dambi dhaaf.
Aaamiin Aaaamiin.
Gudiga Fulinta
Jaaliyada Puntland ee Denmark
Aarhus-Denmark