Daawo Sawirada Deeq Caafimaad ah oo Jaaliayadaha Maraykanku ay soo...
Hey’adda African Development ayaa gaarsiisey Deeeq Caafimaad qaar kamid ah xarumaha caafimaadka ee degmooyinka gobolka Gedo, Xarumahaas ayaa ah kuwo sida bilaashka ah dadka loogu daaweeyo, Mucaawimada...
View ArticleGolaha Wasiirada Jubaland oo shirkii u horeeyey oo Caalami ah lagu casumay
Waxaa Dalka Seychelles ka furmaya 2 april Shir looga hadlayo horumarinta kallumeysiga, Shirkaas ayaa si gaara waxaa loogu casumey Maamulka Jubaland. Waxaana maanta(30.3.2012) ka dhoofay Garoonka...
View ArticleMadaxweyne Xasan Shiekh oo xalay u hoydey Xerada Ciidamada AMISOM ee Baydhabo...
Baydhabo–30 Maarso.2014–Pi– Madaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud ayaa shalay 30.03.2014 markuu yimid Baydhabo ilaa hada wuxuu ku xayiran yahay xarunta Ciidamada Itoobiya ka dib markii uu Magaalada kala...
View ArticleBreaking News— Jubaland Administration warmly welcome the election of the 3...
Interim Jubba Administration Press Release On Baidoa Conference March 31, 2014...
View ArticleMalaaqyada Gobolka Bay oo aqbalay iney la kulmaan Madaxweyn Xasan Sheikh
Baydhabo–31 Maarso.2014–Pi– Malaaqyada(Odoyaal Dhaqameedka) Gobolka Bay ee ka qayb qaatay dhismaha Maamulka Lixda Gobol oo maanta uu Madaxweyne Xasan Sheikh u cid dirsadey iney la kulmaan ayaa codsiga...
View ArticleMadaxweynaha Dawladda Puntland oo Xariga Ka Jaray Wasaaradda...
Garowe–Isniin 31, 03, 2014 Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr Cabdi-weli Max’ed Cali Gaas iyo ku xigeenkiisa Cabdi-xakiin Cabdillaahi Xaaji cumar Camay ayaa ka qayb galay munaasabad lagu daah furayay...
View ArticleKooxda Kubada koleyga ee Garowe waxay u baahan tahay kaalmadaada si ay uga...
Dhowaan waxaa Dalka Tansania ka furmaya koobka kubada Koleyga Magaalooyinka Afrika, Waxaa nasiib wanaag ka qayb galaya Kooxda kubada Koleyga Ee Caasimada Puntland Garowe. Sida aad Video-ga Hoose ka...
View ArticleMadaxweyne Gaas oo maalmaha soo socda bilaabaya safar uu ku tagayo Gobolka...
Madaxweynaha dowlada Puntland prof. Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo bishii hore bilaabay safaro u kuur galida oo uu ku marayay Gobolada Dalka ayaa dhowaan sii wadaya safarkiisa, isagoo marakan kusii...
View ArticleGoormaa kuugu Dambeysey Fanaankii waynaa Axmed cali Cigaal, Daawo Waraysi
Sawirka hoostiisa ka daawo Waraysiga
View ArticleFaahfaahin Safarka Madaxweyne Xasan Sheikh ee Brussels
Brusseles–01 April.2014— Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheikh Maxamuud ayaa caawa goor dambe laga sugayaa Magaalada Caasimada Midowga Yurub ee Brussels Dalka Beljam....
View ArticleKenyan ‘al-Shabab recruiter’ killed near Mombasa
Abubakar Shariff Ahmed was known by his nickname Makaburi meaning “Graveyard” in SwahiliA radical Muslim cleric in Kenya, Abubakar Shariff Ahmed, has been shot dead outside the coastal city of Mombasa,...
View ArticleVedio: The 4th EU-Africa Summit in Brussels on 2-3 April, Daawo Ajandaha...
The 4th EU-Africa Summit will take place in Brussels on 2-3 April 2014. It will bring together African and EU leaders, as well as the leaders of EU and African Union institutions. Under the theme...
View ArticleToos u daawo Shirka EU iyo Afrika ee Brussels maanta ka bilaabanaya
Shirku wuxuu furmayaa 12ka duhurnimo wixii ka dambeeya,waana saacada bartamaha Yurub(Brussels Time) ama Xiliga Soomaaliya 2 Duhurnimo (Garowe Time), markii la gaaro saacadaas ayaad daawan kartaa inta...
View ArticleRa’iisul Wasaare Cabdiweli oo dawladda Talyaaniga uga mahadceliyay Qalab ay...
Warsaxaafadeed+Sawiro Muqdisho, April 2, 2014—— Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa uga mahadceliyay dawladda iyo shacabka Talyaaniga...
View ArticleDaawo Sawirada Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Garowe Ku Qaabilay Wafdi Uu...
Arbaca 02, 04, 2014 Madaxweynaha Dawaladda Puntland Dr. Cabdi-weli Max’ed Cali Gaas ayaa galabnimadii maanta aqalkiisaku qaabilay Wafdi uu hogaaminyay safiirka Dawaladda UK ee Somalia Neil WIGHAN ....
View ArticleMacalin Ingiriisa oo Kalidiisa ugu deeqay Gabar yar oo Soomaali ah wadanka...
Ray Coe oo macalin ka ah Royal Docks Community School in bariga Magaalada London ayaa kali ugu deeqay gabar yar oo soomaali ah oo kalyuhu ka fariisteen, arintaan ayaa soo jiidatey indhaha dad badan....
View ArticleGood meals, fancy phones, clean uniforms…The new face of UPDF serving under...
A UPDF soldier having breakfast in the mess. By Vision Reporter It is seven years since Uganda sent 7,000 troops to Somalia under the African Union Peacekeeping mission (AMISOM). And for many...
View ArticleShirka Brussels– Daawo Video Kulan gaara oo dhexmaray Madaxweynen Xasan...
Brussels–03 Apr.2014–Pi– Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya oo ka qayb galaya maalintii labaad shirka Madaxda Midowga Yurub iyo kuwa Afrika ku dhexmaraya *Magaalada Brussels ayaa shalay (2...
View ArticleFaalo– Mr. Qaad Diid wuxuu ku guuleystey in UK Qaadka laga joojiyo, waxaa...
Ciidooy noo Hiili Abuukar Cawaale wuxuu u ololeeyaa sidii Qaadka looga manuuci lahaa Yurub, wuxuuna hada ku guuleystey in Qaadka laga joojiyo Wadanka Ingiriiska Waa ilaaheey mahadiise 8 sano oo...
View Article