Waxaa Dalka Seychelles ka furmaya 2 april Shir looga hadlayo horumarinta kallumeysiga, Shirkaas ayaa si gaara waxaa loogu casumey Maamulka Jubaland.
Waxaana maanta(30.3.2012) ka dhoofay Garoonka Diyaaradaha Kidmaayo wafdi uu hoggaaminayo wasiir ku xigeenka Kalluumeysiga Mudane, Beeraha iyo Xoolaha Mudane Dahir Mohamed oo shirkaas uga qayb galaya Dowlada Jubaland.
Waa markii u horeysey ee xukuumada Jubaland ay helaan casumaad caalami ah ooo heer Wasiir ah, tasoo muujineysa in Jubaland ay ku talaabsatey Horumar dhanka arimaha dibada ah.
Puntlandi
Kismaayo
.