Shirku wuxuu furmayaa 12ka duhurnimo wixii ka dambeeya,waana saacada bartamaha Yurub(Brussels Time) ama Xiliga Soomaaliya 2 Duhurnimo (Garowe Time), markii la gaaro saacadaas ayaad daawan kartaa inta ka horeyso sii daawo Barnaamijyo kale oo toosa oo ka socda Xarunta midowga Yurub.
Sawirka hoostiisa ka daawo, waxyarna sug inta Barnaamijku soo dagayo (Live Streaming-ka)
↧
Toos u daawo Shirka EU iyo Afrika ee Brussels maanta ka bilaabanaya
↧