Degmooyinka Hodan iyo Dharkeynley ee Gobolka Banaadir oo Gudoomiyayaal cusub...
Wasiirka Arimaha Gudaha Dpwlada Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Odowaa ayaa Wada tashi uu la sameeyey Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Muungaab ka dib wuxuu xilkii ka qadey Gudoomiyaha Degmada...
View ArticleTacsi– Marxuum MOHAMUD SAHAL KHALAF ( DHAGAS ) oo ku geeriyoodey Minneapolis-USA
INAA LILAAHI WA INAA ILEEHI RAAJUCUUN .WAXAA LAGU WARGALINAYAA EHELKA INUU KU GEERIYOODEY WADANKA MAREYKANKA MAGAALADA MINNEAPOLIS ILAAHAY HA U NAXARIISTEE MARXUUM MOHAMUD SAHAL KHALAF ( DHAGAS )....
View ArticleDaawo sawirada Jaaliyada Soomaaliyeed ee Caasimada Norway oo Xaflad soo...
Xildhibaanada Dowlada Federaalka Soomaaliya isku si Shacabka Soomaaliyeed uma soo dhaweeyaan, Xildhibaan Walbaa waxaa lagusoo dhaweeyaa wuxuu ku mutaysto siduu ugu adeego shacabka Soomaaliyeed,...
View ArticleWasiirka Warfaafinta Dowlada Federaalka oo la kulmey Safiirka UK u jooga...
Wasiirka Warfaafinta Dowlada Federaalka Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye)ayaa maanta la kulmay Safiirka UK u qaabilsan Arimaha Soomaaliya Mr Neil Wigan, kulanka oo ka dhacay Safaarada UK ee ku taal...
View ArticleOgaysiis ku socda Jaaliyada Soomaaliyeed ee Columbus Ohio “Soo dhaweynta...
Waxaa lagu Wargalinayaa Jaaliyada Soomaaliyeed ee Columbus Ohio inuu imaanayo Boqor Burhaan Boqor Muuse oo ah Boqorka Daarood, waxaana loo sameynayaa soo dhaweyn balaaran oo u furan guud ahaan...
View ArticleXildhibaan CabdiBare Yuusuf oo Helsinki Finland lagusoo dhaweeyey
Jaaliyada Soomaaliyeed ee Helsinki Dalka finland ayaa garoonka Diyaaradaha Helsinki waxay kusoo dhaweeyeen Xildhibaan Cabdibare Yuuusuf Jabril oo booqasho ku marayay Dalal reer Yurub ah, Xildhibaanka...
View ArticleJaaliyada Jubaland ee Finland oo kulan isugu yi,id doorteyna Hogaan...
Munaasabad Caleemosaar ah oo ay soo qabanqaabisay Jaaliyada Jubbaland ee wadanka Finland ayaa ka dhacday Magaalada Helsinki taariikhdu markay ahayd 05.04.2015. Munaasabadan oo ahayd mid si aad iyo aad...
View ArticleTacsi– Marxuum Axmed Xaaji Jaamac oo ku geeriyoodey Garowe 7 apr.2015
.Waxaa lagu wargalinayaa ehelka guud ahaan inuu Garowe ku geeriyoodey Alla naxariistii jano haka waraabiyee Marxuum Axmed Xaaji Jaamac , Marxuumka ayaa in mudo ah xanuunsanaa, wuxuuna maanta oo...
View ArticleKenyan government freezes accounts of people suspected to be funding...
The Kenyan government has frozen bank accounts of people and institutions suspected to be funding terrorists. National Treasury Principal Secretary Kamau Thuge on Wednesday said investigations would...
View ArticleTacsi– Warbaahinta Puntlandi oo Tacsi u direysa Madaxweynihii hore ee...
INNAA LLILAAHI WA INAA ILEYHU RAAJUCUUN . Maamulka iyo Howlwadeenada Warbaahinta Caalamiga ah ee Puntlandi waxay iyagoo ka tiiraanyeysan Tacsi u dirayaan Madaxweynihii hore ee Puntland Dr. Cabdiraxmaan...
View ArticleXildhibaan Cabdibare Yusuf oo la kulmay Masuuliyiin ka tirsan Dowlada Finland...
Sawirada ka daawo labada Warbixinood hoostooda Kulankii Xildhibaanka iyo Masuuliyiinta Finland Xiladhibaan Cabdibare jibriil Ayaa la kulmay wasiirkii hore ee minister for international development...
View ArticleRaysal wasaare Cumar ayaa tacsi u diray qoyska reer Cabdiraxman Faroole
Muqdisho, 09, April, 2015…Ra’iisul Wasaare Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke ayaa ka tacsiyeeyay geeridii ku timid xaaskii Madaxweynihii hore ee Puntland C/raxmaan Faroole Marxuumad...
View ArticleJaaliyada Puntland ee Jarmalka, Denmark iyo Finland oo ka tacsiyeeyey...
. Jaaliyadaha Puntland ee Finland, Denmark iyo Jarmailka ayaa ka tacsiyeeyey geeidii naxdinta lahayd ee ku timid maanta oo khamiisa 9 April Marwadii Madaxweynihii hore ee Puntland Dr. Cabdiraxmaan...
View ArticleOgaysiis ku socda Reer Gothenbor Sweden “Xaflada soo dhaweynta Xildhibaan...
Waxaa lagu wargalinayaa Dhamaan Jaaliyada soomaaliyeed ee Gothenbor Dalka Sweden in uu Magaalada marti u yahay Xildhibaan CabdiBare Yuusuf Jabriil oo ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya, kasoo maalmahaan...
View ArticleDaawo Sawirada Qoxootigii ugu badnaa ee ka yimaada Yemen oo Puntland soo gaaray
Waxaa Puntland kusoo qulqulaya Qoxooti ka imaanaya Dalka Yemen ee Dagaalada sokeeyo hareeyeen, maanta waxaa Puntland soo gaarey Qoxootigii ugu badnaa oo kor u dhaafaya 26o Qof, kuwasoo si diiran...
View ArticleJaaliyada Norway, Ohio oo Maraykanka ah iyo Ururo Rayid ah oo Reer Denmark oo...
Jaaliyada Norway Jaaliyadaha Puntland ee Norway, waxay ka tacsiyeeneysaa geeridii naxdinta lahayd ee ku timid maanta oo ah 9 April Marwadii Madaxweynihii hore ee Puntland Dr. Cabdiraxmaan Faroole...
View ArticleBreaking News– Beelaha Harti ee Jubooyinka oo kulan deg deg ah kasoo saaray...
Warar rasmi ah oo Puntlandi heleen ayaa sheegaya in kulan maanta dhexmaray Odoyaasha dhaqanka ee Beelaha harti ee Jubooyinka ay isku raaceen Qodobo ay kaga wada hadleen kulanka, sida ay Puntlandi warka...
View ArticleXildhibaan Cabdibare oo ka Qeyb galay kulan IOM Finland iyo kulana La Qaatay...
Kulan ay soo qaban qaabisay Hay’adda IOM xarunteeda Finland ayaa waxa uu ka dhacay xarunta ururka dhalinyarada Kanava-ry. Saciid Guuleed oo ka mid ah Saraakiisha Hay’adda IOM , ayaa soo bandhigay...
View ArticleMadaxweyne Axmed Madoobe iyo Dowlada Kenya oo kawada arinsadey Howlgal cusub...
Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam oo booqasho deg deg ah shalay ku yimid Nairobi ayaa kulamo goosgoos ah wuxuu la qaatey Masuuliyiinta Kenya. Sida ay Howlwadeenada Puntlandi...
View Article(Dhagayso) Madaxweyne Ku Xigeenka Jubbaland Mudane Farataag oo si kulul uga...
Madaxweyne Xigeenka Dawlada Jubaland Mudane Cabdullaahi Sheik Ismaaciil Farataag oo ka jawaabayay hadal ilaa shalay Saxaafadaha lagu baahinayay oo ahaa in Beesha Sade isaga baxdey Shirka lagu dhisayo...
View Article