Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Ogaysiis ku socda Reer Gothenbor Sweden “Xaflada soo dhaweynta Xildhibaan CabdiBare Yuusuf Jabril”

$
0
0

Abdibare finland (3)Waxaa lagu wargalinayaa Dhamaan Jaaliyada soomaaliyeed ee Gothenbor Dalka Sweden in uu Magaalada marti u yahay Xildhibaan CabdiBare Yuusuf Jabriil oo ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya, kasoo maalmahaan Booqasho ku marayay Qaarada Yurub si uu ula kulmo Qurbajoogta Soomaaliyeed.

Waxaa dhici doonta Xaflada Soo dhawaynta ah oo Xildhibaan C abdi B arre Y uusuf uu Qurba joogta Reer Sweden uga warami doono Xaalada Soomaaliya, mustaqbalka iyo tan maanta.

Hadaba guud ahaan Soomaalida Reer Gothenborg kasoo qayb gala Xaflada , waxayna dhacaysaa kana dhacaysaa….

Goor t a : 11/04/2015 17 :

Saacada 30 22 : 00

Goobt a :

Got henbur g Fol ket shus

Hammar kul l en

 


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles