Waxaa lagu wargalinayaa ehelka guud ahaan inuu Garowe ku geeriyoodey Alla naxariistii jano haka waraabiyee Marxuum Axmed Xaaji Jaamac , Marxuumka ayaa in mudo ah xanuunsanaa, wuxuuna maanta oo talaaado ah 7 april 2015 ku geeriyoodey Garowe.
Waxaa tacsi gaara loo irayaa caruurtii iyo Qoyskii uu ka tagay Marxuumku, waxaa sidoo kalo tacsi loo dirayaa dhamaaan Ehelka, Qaraabada iyo Asxaabta, meel walboo ay joogaan.
Marxuumka waxaan illaahay uga baryaynaa jano waarta iyo Dambi dhaaf.
Aamiin Aamiin
Aaamiiiiiiiiin