Wareegto kasoo baxdey Xafiiska Madaxweynaha Puntland ayaa Eng. Cabdirsaaq Muuse Cali Ilweyn loogu magacaabey Wakiilka Dowlada Puntland u fadhiya Dalka Finland iyadoo fadhigiisu noqon doona Magaalada Helsinki ee Caasimada Finland.
Wareegtada Madaxweynaha oo Nambarkeedu yahay 131 kuna taariikheysan 24 Septembar 2014 ayaa lagu magacaabey Wakiilka Dowlada Puntland u fadhiya Finland.