Nasashada Jimcada ee Puntlandi waxaa maanta kusoo qaadanaynaa muuqaal sawiro ah oo ah Caasimada Puntland ee Garowe ee daawasho wacan..
Sawiradaan hoose waa Barxada labaad(Round aboutka labaad) ee bartamaha Garowe, markii hore sidey ahayd, meeshaan waxaa la dhisay bartamihii sanadkaan
‘
Dib yaa loo casriyeyey, waxaana lagu kordhiyey nalalka baabuurta kala haga
Sawiradaana waa isla Magaalada Garowe
Sawirkaan hoose waa Qasriga Madaxweynaha Puntland(Guriga) oo ku yaal geeska Madaxtooyada, Guriga Madaxweyne ku xigeenka loogu tala galay waa kan oo kale waase qabyo oo shaqaa ku socota wayna isku feer yaalaan