Quantcast
Channel: admin
Browsing all 3508 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Breaking News : – Wafdi ka socda Emaraatka oo Bosaso yimid iyo Wararkii...

Wararkii shalay ay warbaahinta somaalidu qoreen ee ku saabsanaa shidadii laga sheegay ay la kulmeen Saraakiishii Emeraatka ee Bosaso ka duulayay shalay ayaa ahaa kuwo la buunbuuniyey oo siyaabo qaldan...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dhagayso Shir Jaraa”id Madaxweyne Gaas oo beeniyey Wararkii dhawaan la...

Madaxweynaha dowladda Puntland, Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo maanta shir jiraa’id ku qabtay xerada ciidanka Badda Puntland ( PMBF) ee ku taala duleedka Bosaso, ayaa cadeeyay inaanu jirin wax khilaaf...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweyne Gaas oo ka raali galiyey Emaaraatka Falkii loogu geystay...

Madaxweynaha Dowlada Puntland oo maanta booqdey Ciidanka Bada Puntland ayuu wuxuu ka hadlay Xiriirka Soo jireenka ah ee ka dhexeeya Soomaaliya iyo Isutaga Emaaraatka Carabta,isagoo Madaxweynuhu xusay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shaqaa ka socota webka ee fadlan kusoo laabo mar kale

Webka Shaqaan ka wadnaa maalmahaan, Akhristayaasha ku xiran Warbaahinta Puntlandi.com waxaan ku wargalinaynaa in aad aad uga xunaha inaad baryahaan naga heli wayseen Wararkii iyo macluumaadkii kale ee...

View Article

Maxaa ka jira wararka sheegaya in la xiray General Gebre

Maanta waxay saxaafadaha Soomaalodu sheegayeen in Xabsi la dhigay Gebregziab Alemseged Abraha oo Soomaalidu ugu yeeri jireen Janaraal Gabre. Warbaahinta Puntlandi.com oo u kuur gashay Wararkaan...

View Article


Buuq ka taagan Baarlamaanka Koonfurgalbeed iyo Xildhibaanada oo gacanta isula...

Xildhibaanaza Koonfur Galbeed oo maanta isugu yimid iney ansixiyaan Gudiga Doorashada Ayaa dagaal gacan ka hadal ah uu dhexmaray. Xildhibaanada qaarkood ayaa ku doodaya in Faragalin xoogan ay ku hayso...

View Article

Kenya and Somaliland will work towards building strong Miraa trade .

The two nations hope to achieve this by encouraging cross border investments. At a meeting in Nairobi on Thursday, Trade and Industrialisation Cabinet Secretary Peter Munya and Somaliland envoy to...

View Article

Breaking News– Maraykanka oo gabi ahaan joojiyey Mushaarkuu siin jiray...

Warar dublamaasiyadeed oo Puntlandi heleen maanta ayaa sheegay in Safiirka Cusub ee Maraykanka u qaabilsan Arimaha Soomaaliya Donald Yukio Yamamoto uu kulankii uu maanta la qaatay Madaxweynaha Dowlada...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tacsi–Marxuumad Shugri Yusuf Nuur Cadood oo caawa ku geeriyootay Magaalada...

Inaa lilaahu wa inaa ileyhi raajiciin. Waxaa Allaah ha u naxariistee Caawa oo Sabti ah 17.11.2018 ku geeriyootay Magaalada Århus ee cariga Denmark Marxuumad Shukri Yusuf Nuur-Cadood. Jaaliyada...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Qalalaase Xoogan oo ka taagan Doorashada Madaxweynaha Koonfur Galbeed, Yaa...

Xildhibaanada Iyo Siyaasoyiinta Koonfur Galbeed ayaa walaac ka muujiyey qaabka ay ku socoto Doorashada Madaxweynaha Koonfur Galbeed. Ka dib iscasilaadii Madaxweyne Shariif waxaa si xoogan Magaalada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xasan Sheikh oo Kismaayo booqdey

Madaxseynihii hore ee Dowlada FedetAlka Soomaaliya Xasan Shiek Ma amiud ayaa booqasho wuxuu ku joogaa Jubbaland. Xasan wuxuu Xarunta Madaxtooyada Jubbaland uu ku booqdey Madaxweynaha Jubaland Axmed...

View Article

Soo xulista Xildhibaanada Puntland oo meel wanaagsan maraysa iyo Gobolada...

Iyadoo wali wakhti ka harsan yahay xiliga kama dambeysta ah lagu diyaarinayo 66 Xildhabaana cusub ee Puntland ayaa waxaa hada si dardar ah uga socda Gobolada soo xulista Xildhibaanada. Beelaha...

View Article

Magacaabistii Gudigii Khilaafaadka iyo Ansixinta Xildhibaanada ee...

Qaab noocee ah ayaa loo sameeyey Gudigii Khilaafaadka Doorashadii tan ka horaysay ee 2014. Madaxweynihii hore ee Puntland Dr.Cabdiraxmaan Faroole ayaa wuxuu 3 Decembar 2013 uu magacaabey Gudiga...

View Article


Al-Shabaab oo Odey dhaqameed ku dilay Baledxaawo

Magaalada Baladxaawo ee Gobolka Gedo ee Maamulka Jubbaland waxaa ka dhacay dil fool xun ka dib markii Al-shabaab ay soo weerareen guri ku yaal Magaalada. Weerarka oo ahaa mid ku talagal ah ayaa waxaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Iibsiga Saamiyada Dekada Garacad oo Qurbaha ka bilowday iyo dhismihii oo...

Dekada Garacad oo Maalmahaan si rasmi ah uu dhismeheeda wajiga kowaaad uu u bilaabanayo ayaa waxaa iyana durba bilowday iibsiga Qandaraasyada Dekada. Qurba joogta Reer Puntland ayaa loosoo bandhigay...

View Article


Musharixiinta Doorashada Madaxweynaha Puntland 2019 ayaa Madaxweyne Gaas ka...

Iyadoo Musharixiinta u taagan Doorashada Madaxweynanimada Puntland ee Janaayo 2019 inta badan wali qabaan walwal ku aadan qaabka uu u socdo qaban qaabada Doorashada ayaa hadana waxay Madaxweynaha ka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Faalada Jamcada: Baqdin laga qabo Tayada Xildhibaanada cusub ee Puntland,Talo...

Aqoonyahanada iyo Siyaasiyiinta Puntland ayaa muujiyey cabsi wayn oo ay ka qabaan in Xildhibaanada Puntland ee iman doona ay noqdaan kuwo tayadooda shaqsiyadeed iyo mid aqooneedba ay aad u hoosayso....

View Article


Daawo Sawirada Booqashadii Madaxweyne Gaas ee Garacad

View Article

Daawo Sawiro kale Daahfurkii Drkada Garacad iyo Shalay oo jamca ahayd

View Article

Ogaysiis shaqo ka banaan Warbaahinta Puntlandi.com

Warbaahinta Buntlandi.com waxaa ka banaan shaqadaan hoose oo deg deg loogu baahan yahay. Wariye ka howlgala Gaalkacyo Wariyahaan waxaa loogu baahannyahay si deg deg ah, [...]

View Article
Browsing all 3508 articles
Browse latest View live