Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Maxaa ka jira wararka sheegaya in la xiray General Gebre

$
0
0





Maanta waxay saxaafadaha Soomaalodu sheegayeen in Xabsi la dhigay Gebregziab Alemseged Abraha oo Soomaalidu ugu yeeri jireen Janaraal Gabre.

Warbaahinta Puntlandi.com oo u kuur gashay Wararkaan baaritaana ku sameysay ayaa waxaan ogaaney in Warkaan wax xaqiija la wasyey.

Saraakiil ka tirsan Dowlada Itoobiya oo ka warheyn lahaa hadii la xiray Jendraal Gabre oo aan wax ka waydiiney warkaan waxay sheegeen ineysan maqal xariga Jeneraal Gabre.

Jenaral Gabre oo ahaan jiray Sargaalkii watay Ciidanka Itoobiya Markay koonfurtaSoomaaliya ay Soo galeen ayaa Soomaalida qaar ku eedeeyaan inuu faraha kula jiray Siyaasada Soomaalia.

Puntlandi.com
Adis ababa



Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles