Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Dhagayso Shir Jaraa”id Madaxweyne Gaas oo beeniyey Wararkii dhawaan la baafinayay” Emaaraatku way joogayaan Puntland Soomaaliyana Xiriir taariikhiya baa kala dhexeeya

$
0
0

Madaxweynaha dowladda Puntland, Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo maanta shir jiraa’id ku qabtay xerada ciidanka Badda Puntland ( PMBF) ee ku taala duleedka Bosaso, ayaa cadeeyay inaanu jirin wax khilaaf ah oo dhexeeya dowladda Puntland iyo dowladda Imaaraatka.

Madaxweyne Gaas ayaa si cad u sheegay in Dawlada Imaaradku gacan weyn ka siyeen shacbiga Puntland xoojinta amniga iyo la dagaalanka kooxaha argagixsada iyo burcad badeedka.

Madaxweynaha ayaa xusay inaanu jirin cid Soomaaliya ula siman dowladda Imaaraatka, waxaa uu hoosta ka xariiqay inay dowladdu Imaaraatku ka wada hadleen inay sii labo jibaaraan taageerada iyo tababarida Ciidamada Badda Puntland,

Halkaan ka dhegayso codka madaxweynaha.

      Madaxweyne-Cabduweli-Gaas

SAWIRRO:

Puntlandi.com

 

 


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Latest Images

Trending Articles



Latest Images