Madaxweyne Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo uu weheliyo Wasiirka Qorsheynta Puntland Shire Xaaji Farax ayaa masnta waxay u duuleen Muqdisho xili ay xaalad siyaasadeed oo adag ay Villa Soomaaliya ka socoto.
Hoos ka daawo Madaxweynaha oo shir jaraa’id qabtey intuusan duulin, Kana warbixinaya safarkiisa Muqdisho