Madaxweynihii hore ee Dowlada Puntland Mudane Cabdiraxmaan Sheikh Maxamed faroole ayaa ka tacsiyeeyey geeridii ku timid Marxuum Xaji Axmed Saalax Shirbeeyo oo ahaan jirey Ganacsade weyn sanadihii sideetamaadkii iyo wixii ka horeeyey, Marxuumka ayaa wuxuu ku geeriyoodey Magaalada Hargeysa.
Dr, Faroole ayaa tacsi u direy Qoyskii, Qaraabadii iyo Caruurtii uu marxuumku ka tagay, wuxuuna Illaahay uga baryayaa jano waarta iyo dambi dhaaf.
Aaamiiin Aaamiin