Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Tacsi– Marxuum Maxamed Maxamud Muuse oo London ku geeriyoodey

$
0
0

Ina illahi waa ina ileyhi rajacun.

tacsiWaxaa dalka ingiriska ku geriyodey maxamed maxamud muse illaahay ha u naxaristo marxumka samir iyo iiman illaah haka siiyo ehelka oo ay ugu horeyan xaaskii iyo caruurtii uu ka geriyodey.

Waxa halkan tacsi ka diraya baashi xassan tubako xaaskisa xawo mire tarabi iyo caruurtoda oo kala ah ahmed, fadumo; abdifatax, xassan, bakar, ayub,

Waxaa sido kale waxaa tacsida diraya mamo asli khalif iyo carurteda ilmo muse dude, sido kale ahmed abdi areye, xaaskisa mamo sahro maxamed wabari iyo carurtoda, farax maxamud (ayanle) iyo xaaskisa nimco muse iyo carurtoda, sidoo kale waxaa tacsida diraya Abdullaahi madaxey iyo xaaskisa, ali ugaas iyo xaaskisa, suldan farxan iyo xaaskisa, ali Osman Ciise iyo xaaskisa, mamo luul iyo caruurteda, abdirashid eega iyo xaskisa, gudoomiye liban fiil, sheikh abdinacim iyo xaaskisa iyo, sheikh abdiraxman, Cilmi iyo xaskisa dhaman reer randers iyo aniga oo ah said dahir abdalle.

Waxaa iyana tacsi diraya Shariif Asad Ahmed iyo xaskisa caliya iyo carurtoda,

dahir xashi iyo xasaskisa iyo carurtisa


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles