Shirkii Golaha wasiirada Puntland oo wali ka socda Madaxtooyada ayaa looga hadlay abaaro ka jira deegaanada puntland qaarkood.
Shir jaraa’id oo arintaas ku saabsan ayaa Madaxweynuhu ku qabanayaa Madaxtooyada goor dhow.
Kala soco Puntlandi shirkaas jaraa’id.
PUNTLANDI
GAROWE