Quantcast
Channel: admin
Browsing all 3508 articles
Browse latest View live

Tacsi– Howlwadeenada Puntlandi oo ka tacsiyeynaya Geerida Wariye Cawil Daahir...

Innalillaahi wa inaa ileyhu Raajucuun Geeridu waa xaq Masuuliyiinta iyo Guud ahaan Howlwadeenada Warbaahinta Puntlandi waxay tacsi u dirayaan Xaaskii iyo Caruurtii uu ka geeriyoodey [...]

View Article


Xog– Muran Wali ka taagan inta badan Xildhibaanada cusub iyo Gudiga...

Ilo aad ugu dhow Gudiga Xalinta khilaafaadka Doorashada Puntland ayaa Howlwadeenada Puntlandi u sheegay in beri oo axada ay Gudigu bilaabayaan Kala saarida xubnaha isku [...]

View Article


Faalada Todobaadka– Janaraal Ilka-jiir wuxuu mudan yahay inuu hogaamiyo...

Markaad dib u eegtid Siyaasiyiinta u tartamaya maanta Hogaaminta Puntland ma jiro shaqsi lagu badalan karo Janaraal Cabdullaahi Ilka Jiir oo hada sida xantu sheegayso [...]

View Article

Dowlada Federaalka oo Xasan Daahir Aweys Ka mamnuucday Facebook kadib markuu...

Villa Soomaaliya ayaa Xasan Daahir Aweys ka qaadey Qalabkii isgaarsiinta ee uu ka isticmaali jiray BarahaBulshada. Xasan Daahir Aweys ayaa waahadaanba wuxuu sitoosa oo LIVE [...]

View Article

Geeska Afrika oo Amaanka meelo badan la adkeeyey, cabsi laga qabo Al-shabaab...

Adis Ababa, Nairobi,Xuduuda Kenya, Kismaayo iyo Muqdisho ayaa Sugida amaanka kor loo qaadey cabsi laga qabo in Al-shabaab ay soo maleegaan weeraro qorshaysan Kala guurka [...]

View Article


Cali Ciise oo lagu yaqaanay colaadda Puntland oo isu soo sharaxay...

Muqdisho:- War aynu ka helnay ilo ku dhow-dhow madaxtooyada dowladda federal-ka Soomaaliya ayaa sheegaya in maalinta berri ah (Dec.25,Talaadada) uu magaallada Garowe ku soo fool [...]

View Article

Puntland Diospora Forum oo soo saaray baaq ku socda Doorashada Puntland

PUNTLAND DIASPORA FORUM DOORASHADA MADAXWEYNAHA PUNTLAND BAAQ FURAN IYO BARAARUJIN 23 December 2018 KU: Dhammaan Murashixiinta u tartamaya xilka Madaxweynenimo ee Puntland KU: Guddiga Xallinta [...]

View Article

Puntland oo aakhirkii ku guulaysatay in Lacagta Ciidamada ee magaca...

Qorshahaan oo ay mudo ku hawlanayd xukuumadii Madaxweyne Faroole ayaa hada waxaa laga gaaray guul. Madaxweyne Faroole ayaa Beesha Caalamka horay waxbadan uga dalbaday in [...]

View Article


Dagaal Siyaasadeed iyo mid hubeysan oo kusoo food leh Maamulka Axmed Madoobe...

Dowlada Federaalku waxay sanad ka hor bilowdey olole ay Dooneyso iney Maamul Goboleedyada awoodooda ay ku Wiiqdo, ololahaas wuxuu ka bilowdey markii hore Jubbaland iyadoo [...]

View Article


Breaking News-Ciidamada Amaanka iyo kuwa Sirdoonka oo Garoomada Diyaaradaha...

Wararka ay helayaan Howlwadeenada Puntlandi ayaa sheegaya in ay Ciidamada Amaanka ee Puntland ay baadigoob ugu jiraan dhow shaqsi oo looga shakisan yahay iney lacago [...]

View Article

Deegaanada Tuli-Guuleed iyo Mooyaale oo Abaaro ku dhufteen iyo eedeymo losoo...

Deegaanada Tuli-Guuleed iyo Mooyaaale oo dhowaan ay ka dheci jireen colaadii u dhexaysay Soomaalida iyo Oramada ayaa lagusoo waramayaa iney ka jiraan Abaaro xoogan iyadoo [...]

View Article

Musharixiinta Doorashada Puntland oo soo dhaweeyey go’aankii lagu manuucay...

Mid kamid Musharixiinta u tartamaya Doorashada ayaa yiri ” Waa nasiib daro soo korortay in Xukuumadii Federaalka ay noqoto Shar Albaabada lagasoo xirto, waan hubaa [...]

View Article

Breakinc News– Puntland Election 2019– 62 Xildhibaan ayaa Gudigu Ansixiyeen...

Warar hoosaad ay helayaan Howlwadeenada Puntlandi.com ayaa tibaaxaya in Gudiga Doorashadu ay maanta soo bandhigayaan 62 Xildhibaan oo diyaar ah halka 5 kursi aysan wali [...]

View Article


Dhagayso Cali Xaaji Warsame oo u hambalyeeyey, lana dardaarmay Xildhibaanada...

Cali Xaaji Warsame oo ka mid ah Raga u tartamaya Dooradhada Madaxweynanimada Puntland 2019 ayaa baaq isugu jira Hambalyo iyo Dardaaran u diray Xildhibaanada Cusub [...]

View Article

Breaking News– Dowlada Puntland oo markale sheegtey in Amarkii lagu manuucay...

Warsaxaafadeed Kasoo baxay Madaxtooyada Puntland ayaa lagu sheegey in Dowladda Puntland ay cadaynaysaa iyadoo la ilaalinayo xasiloonida iyo Dowladnimada, in Amarkii Wasaarada Amnigu uu sidiisii [...]

View Article


Afar Musharax oo u tartamaya Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland

Afar Musharax ayaa waxay u tartamayaan Doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka Punntland. Waxayna kala yihiin 1- Cabdixakiin dhoobo daareed 2- Abwaan cabdirashiid Jabriil 3-Cabdijamaal cismaan maxamed 4-...

View Article

Breaking,,, Live –Xildhibaan Dhoobodaareed uu ugu cadcad Inuu noqdo...

Xildhibaan Cabdixakiin Dhoobe Daareed ayaa u muuqda inuu noqdo Gudoomiyaha Cusub ee Baarlamaanka Puntland. Sida Puntlandi Xogta ku hayo waa Xildhibaanka ugu taageerada badan. Dhoobo [...]

View Article


Gudiga Doorashada Puntland oo goor dhow lagu dhawaaqayo

Sawirku waa Gudooiyaha cusub ee Baarlamaanka Puntland Mudane Cabdixakiin Dhoobodaareed Xildhibaanada Puntland ayaa waxaa hada u socda shir albaabadu u xiran yihiin kasoo lagusoo xulayo [...]

View Article

Daawo Khidbadii Musharax Asad Diyaano iyo MusharX Saciid Dani

View Article

Daawo Khubadii Musharax Cali Xaaji Warsame iyo Musharax Cali Cabdi Awaare

View Article
Browsing all 3508 articles
Browse latest View live