Duqa Degmada Garowe oo dhigiisa Muqdisho la kulmay
Gudoomiyaha Degmada Garowe isla markaasna ah Duqda Degmada Axmed Saciid Muuse (Axmed Bare) oo hawlo shaqo u jooga Muqdiaho ayaa maanta wuxuu la kulmy Dhigiisa [...]
View ArticleSIDRA Institute ‘ Announcement of a New Policy Brief “Regional Integration in...
View this email in your browser Dear Colleagues, Today, Tuesday the 4th of December 2018, SIDRA Institute released its 8th Policy Brief titled “Regional Integration in the Horn of [...]
View ArticleQalalaasihii Siyaasadeed ee Muqdisho oo sare usii kacay kadib Xoghayaha...
Buuqii Siyaasadeed ee ka dhashay Mooshinkii laga keeney Madaxweynaha ayaa saaka ku waabariistay waji cusub oo sare u qaadey Buuqii Siyaasadeed ee Muqdisho ku jirtay [...]
View ArticleXildhibaanada Diidan Madaxweyne Farmaajo oo waxba kama jiraan ku tilmaamey...
Goordhow waxaan idiinsoo gudbineynaa muuqaalka Shir jaraa’id oo ay qabteen Xildhiibanada diidan Madaxweyne Farmaajo. Shirka Jaraa’id waxay ku sheegeen in Mooshinkii ka dhanka ahaa Madaxweynaha [...]
View ArticleBreaking News : – Raisal Wasaaraha Ethiopia iyo Madaxweynaha Eritrea oo ku...
Warar hoose oo Warbaahinta Puntlandi.com ka heleen illo wareedyo ku sugan Magaalada Jigjiga ayaa tibaaxaya in Raisal Wasaaraha Ethiopia Abiya Ahmed iyo Madaxweynaha Eritrea Isaias [...]
View ArticleDowlada Federaalka 10 milyan ku iibisay Kaluunkii Soomaaliya
Wasiirka Kaluumaysiga Federaalka Soomaaliya Cabdillahi Bidhaan Warsame ayaa Shirkado laga leeyahay Shiinaha ku wareejiyey Shatiga Kaluumaysiga Biyaha Soomaaliya. Shiinaha ayaa bixiyey Aduun gaaraya 10...
View ArticleInter iyo Napoli oo loo awood sheegety Champion leageu guryahoodana loo...
Kooxaha Inter Milano iyo Napoli ayaa caawa loo awoodsheegtey ka dib markii ay labaduba ka hareen kooxaysigii Horyaalka kooxaha Yurub taabadalkeeda waxaa dhibco badis kusoo [...]
View ArticleBreaking News–Wadahadalo hoose oo Reer Baydhabo u socda iyo Doorashadii oo ay...
Warar rasmi ah oo Howlwadeenada Puntlandi.com ee Koonfurta Soomaaliya ay hayaan ayaa sheegaya in Wadahadal uu Baydhabo uga socdo Odoyaadha Dhaqanka, Qaar ka mid ah [...]
View ArticleINTERNATIONAL PARTNERS CONCERNED OVER RECENT EVENTS IN SOMALIA’S SOUTH WEST...
Mogadishu – The following international partners* (listed below) are concerned about the recent events in South West State. We extend our deepest condolences for the death [...]
View ArticleBreaking News–Gudoomiyaha Baarlamaanka DF oo amray in lasii daayo Mukhtaar...
Gidoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal ayaa Qoraal uu soo saaray wuxuu Amar ku bixiyey in si deg deg ah dib loogusoo celiyo Xoriyadiisa Musharx Mukhtaar [...]
View ArticleDoowo Gudoomiye Musal ” Mukhtar Robow halasii Daayo Deg deg”
Gudoomiyaha Barlamaanka Federaalka oo shirJaraa’id ku qabtay Hotelka uu degan yahay ayaa sheegey in Muqtaar Robow uu yahay Muwaadin xaq u leh in la doorto [...]
View ArticleBreaking News–Doorashadii Koonfur Galbeed oo dib loo dhigay ilaaaa
Warar hoose oo aad ugu dhow Baarlamaanka Koonfur Galbeed iyo Odoyaasha dhaqanka Koonfur Galbeed ayaa noo xaqiijiyey in dib loo dhigayo Doorashada Koonfur Galbeed. Dib [...]
View ArticleCiidamada Itoobiya oo ku wareegsan Goobta Xil
Ciidamada Itooboya oo ku hubeysan hub culus iyo Gaadiidka Dagaalka ayaa gacanta ku haya Amaanka hoolka ay Xildhibaanada Koonfur Galbeed ku shirsan yihiin oo ay [...]
View ArticleOdoyaasha Dhaqanka ee Qoomiyada Oramada oo Hargeysa u yimid sidii loo xoojin...
Wafdi balaaran oo ka socda Qoomiyada Oramada oo ka kooban Isimada ugu waaweyn Qoomiyadaas ayaa waxay booqasho rasmi ah ku joogaan Hargeysa. Ujeedka Booqashada Wafdiga [...]
View ArticleDaawo Sawiro Musharax Cali Xaaji oo xaflad weyn loogu qabtay Garowe
Musharaxa Madaxweynaha Puntland Cali Xaaji Warsame oo safaro dhulka ah kusoo kala bixiyey deegaanada Puntlnd ayaa maanta oo axada wuxuu lakulmay Bulshada caasimada Puntland halkaasoo [...]
View ArticleBreaking News – Kulankii dhexmay Kheyre iyo Mursal oo natiijo la’aan lagu...
Warar rasmi ah oo Warbaahinta Puntlandi heleen ayaa sheegay in kulankii Dhexmaray Raysal wasaare Kheyre iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka Mursal uusan waxba ka badalin meeshii horay [...]
View ArticleCabdicasiiis Laftagreen Madaxweynaha cusub ee Koonfur Galbeed
Doorashada Koonfur Galbeed waxaa cod aqlabkyad ah ugu guuleystay Cabdicasius Lafta gareen oo horay loo qoyaasayay inuu ku guulaysan doono. Wareegii kowaadba wuxuu helay cododkii [...]
View ArticleTacsi– Marxuum Jamaaludiin Xaaji Cali oo ku geeriyooday Dalka Oman
Waxaan tacsi udiraynaa anagoo joogna dalka Maraykanka, qoyskii asxaabtii uu ka geeriyooday marxuum Jamaaludiin Xaaji Cali, oo ku geeriyooday Oman Waxaan leenahay samir iyo iimaan [...]
View ArticleMusharixiinta Hogaanka Puntland oo Mushaeax Gaas ugu baaqay inuusan Hantida...
Musharixiinta tartamamaya Hogaanka Puntland ayaa ugu baaqay Madaxweyne Gaas in Musharixiinta uu ula sinaado adeegsiga Warbaahinta Qaranka isla markaasna uu ka fogaado inuu Hantida Dalka [...]
View Article