Breaking News–Caawa Garowe oo aan laga seexanayn iyo Musharixiinta oo...
Caasimada puntland ee Garowe waxaa Caawa aadloo adkeeyey amaankeeda, iyadoo goobaha deegaanada ay degan yihiin Musharixiintu ay umuuqdaan kuwa aan nalka laga daminayn oo aan [...]
View ArticleBreaking News–Madaxweyne Gaas oo wareegii kowaad ku haray, Dani, Diyaana iyo...
Madaxweynaha xilku ka dhamaadey Cabdiwali Maxamwd Cali Gaas ayaa wareegii kowaad ku haray kadib markuu hekay 7 cod oo qura. Mudane Dani ayaa ilaa hada [...]
View ArticleBREAKING NEWS– Waa kuma madaxweynaha cusub ee dowladda Puntland Saciid...
Madaxweynaha cusub ee Dowlada Puntland waa Saciid Cabdullaahi Dani, Dani ayaa wareegii u dambeeyey wuxuu ka guulaystay Asad Cusmaan. Mid kamida asxaabta Saciid Cabdullahi Dani [...]
View ArticleBreeaking News– Ciidamada Amaanka oo durba isku gadaamay Madaxweynaha Cusub
Ciidamada Amaanka Puntland ayaa dirba la wareegay Amaanka Madaxweynaha Cusub ee Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi Dani. Koox kasocda Ciidanka Amaanka Madaxtooyada oo u badan dharcad [...]
View ArticleDaawo Madaxweybihii hore ee Puntland oo Shacabka la hadlay isagoo ku sugan...
Fadlan Waxyar sug Video-gu waa soodagayaaye…..
View ArticleUK, Russia and UAE scramble to set up military bases in Somaliland
The United Kingdom has joined Russia and the United Arab Emirates in the scramble to set up military bases in Somaliland. UK Defence Secretary Gavin [...]
View ArticleMaxaa ka cusub Garowe ,Madaxtooyada iyo Ho’yga KMG ah ee Madaxweyne Dani
Caasimada Garowe waxay manta ahayd mid Feysto iyo shaahaysi ka socdo, waxaa la hadal hayaa isbadalka siyaasadeed ee ku soo kordhay Puntland. Madaxweyne Sciid Cbdullaahi [...]
View ArticleUNSOM CONGRATULATES SAID ABDULLAHI DENI ON ELECTION AS PRESIDENT OF PUNTLAND
PRESS STATEMENT 02/2019 Mogadishu – The Officer-in-Charge of the United Nations Assistance Mission in Somalia (UNSOM) and Deputy Special Representative of the UN Secretary-General for Somalia, [...]
View ArticleSomalia embroiled in diplomatic row after expelling UN envoy over accusations...
The government has expelled the UN special envoy to the country and this directly led to the British defence secretary, Gavin Williamson, cancelling a visit [...]
View ArticleDowlada Federaalka oo wajahday Xaalad Dublamaasiyadeed ka dib masaafurintii...
Saxaafada Ingiriiska ayaa daabacday Siyaasada ka dambeysay Safarkii Deg dega ahaa ee uu Wasiirka Difaaca UK Gavin Williamson uu ku tagay Hargaysa todobaadkaan. Wargayska Independen [...]
View ArticleDaawo Video Waraysi– Waakuma Saciid Cabdullaahi Aw-Maxamed Dani, Madaxweynaha...
Waxyar sug wuu soo degayaa Video-gu
View ArticleBreaking News–Madaxweyne Dani oo si rasmi ah xilka ula wareegay
Madaxweynaha Dowlada Puntland Saciid Cabdullaahi Awmaxamed Dani ayaa maanta oo isniin ah 14/1,2019 ayaa si rasmi ah xilka ula wareegay. Madaxweynaha ayaa durba maanta wuxuu [...]
View ArticleWarar sheegaya in Madaxda Galmudug ay ku sugnaayeen Hotelka la weeraray Nairobi
Warar aan wali la xaqiijin oo Warbaahinta Puntlandi.com helayaan ayaa sheegaya in Hotelka la weeraray Magaalada Nairobi ay ku sugnaayeen Madac sare oo ka tirsan [...]
View ArticleSawiro Madaxweyne Axmed Madoobe oo Dhoobley booqasho ku jooga
Madaxweynaha Dowlada Jubbaland oo maalmahaan booqasho ku maraya Deegaanada Jubbaland ayaa maanta wuxuu gaaray Dhooble oo ku taal Xuduuda Jubbaland iyo Kenya. Madaxweynaha ayaa si [...]
View ArticleSix dead, 30 injured in attack at Nairobi’s Dusit complex
Security officers have been deployed to Westlands in Nairobi after gunshots heard in the area around Dusit Hotel. Police say a team from the General [...]
View ArticleNairobi attack “All buildings secured, country safe- ” Interior Cabinet...
Interior Cabinet Secretary Fred Matiang’i has assured the nation all is well at Dusit complex, Nairobi. Matiang’i has said that Special Forces have managed to [...]
View Article