Wasiirka Kaluumaysiga Federaalka Soomaaliya Cabdillahi Bidhaan Warsame ayaa Shirkado laga leeyahay Shiinaha ku wareejiyey Shatiga Kaluumaysiga Biyaha Soomaaliya. Shiinaha ayaa bixiyey Aduun gaaraya 10 milyan [...]
↧