Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Breaking News-Ex-Shabab agent turned Governments intelligence, officer Hassan Dahir and his wife shot dead in Mogadisho

$
0
0

Sargaal horey uga tirsanaa Al-shabaab balse kusoobiirey Dowlada hadana ahaa sargaal sare oo ka tirsan Sirdoonka Dowlada ayaa lagu diley caawa Muqdishi.

Sargaalka oo lagu magacaabo Xasan Daahir ayaa lagu diley Degmada Howlwadaag, xiliga la diley waxaa la socotey Xaaskiisa oo iyana lala diley.

puntlandi
Muqdisho


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles