Nin madaxa looga jira ayaa rasaas oodda uga qaadey meel dad ajnabi ah taagnaayeen Garoonka Diyaaradaha Gaalkacyo waxaana isla goobta ku dhintey laba nin oo Ajnabi ah, Ninkii dilka geystayna gacanta ayaa lagu dhigey.
Labada nin ee dhintey mid waa Ingiriis cadaan ah kan kalena waa Itoobiyaan dhalasho Ingiriisa haysta.
Sida ay howlwadeenada Puntlandi warka ku heleen Ninka dilka geystay wuxuu ka tirsanaan jirey ciidanka balse xiliyadii dambe ma uusan ahayn askari oo shaqada wuu ka tagay sababo la xiriira dhawac kasoo gaarey madaxa oo sababay inuu miyirkiisa wax gaaraan.
Faahfaahinta warkaan kala soco Pi.
Puntlandi.com
Gaalkacyo