Riyo ahaan Somaliland waa Dal Soomaaliya ka madax banaan laakiin xaqiiqda waa Maamul Goboleed Soomaaliyeed, Siyaasiyiintooduna waa og yihiin in Caalamku uusan marnaba ula maacaamiileyn si ka baxsan maamulada kale ee Soomaaliya ka jira.
Hoos ka daawo qayb yar oo ka mid ah sifaha maahmaahda kore, oo ah 20 sarkaal oo ka tirsan ciidanka Booliska Soomaliyeed, kana kala yimid Muqdisho, Puntland iyo maamul goboleedka Somaliland oo tababar xirfadeed mudo gaaban socday loogu soo xiray dalka Talyaaniga
↧
Daawo Somaliland oo u nool sida maahmaahdaan “Bakhtiga Hilibkiisa cuni meyno laakiin Mariqiisaan cabeynaa
↧