Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Breaking News– Maamulkii 3-da Gobol ee Koonfur Galbeed oo Madaxweyne doortey

$
0
0

Waxaa lawada filayay in Gudoomiyihii hore ee Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Shariif Xasan Sheikh Aaden uu u tartamayo Madaxweynanimada maamulka sadexda Gobol laakiin taasi ma aysan dhicin oo waxaa madaxweyne loo doortay Maxamed Xaaji Cabdinuuur (Madeer).

Afar murashax ayaa u tartamay doorashada waxaana aakhirkii cod buuxa ku geeleystey Mr.Madeer.

Shariif Xasan oo gadaal ka riixaya maamulkaan wuxuu aaminsan yahay in maamulka kale ee isla deegaankaas looga dhawaaqay ee Lixda Gobol uu yahay riyo iyo jaha wareerin lsgu hayo Qoomiyada Digil iyo Mirifle.

puntlandi


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles