Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Tacsi Marxuumad Sureer Maxamuud Cabdi oo London ku geeriyootey 25.03.2014

$
0
0

Inna Lilaahi Wa Inna Ileyhi Raajucuun.

Alla naxariistii haka waraabiyee Waxaa xaley ku geeriyootey maqribadii tariikhdu markey aheyd 25 Maarso 2014 magaalada London ee dalka England Marxuumad Sureer Maxamuud Cabdi.

Dhamaan gabdhihii ay wada iskuulka ahaan jireen oo ahaa saxiibadeed kuna wada barbaarey magaalada Gaalkacyo ee dalka Soomaaliya waxey tacsi tiiraanyo leh u gudbinaynaa lamanaheedi Ibraahim Yaxye Xasan iyo caruurtooda, hooyadeed Mako Shiikh Xasan, walaalaheed, iyo dhamaan ehliyadii iyo qaraabadii ee ka geeriyootey marxuumada.

Waxaan ALLE uga baryaynaa marxuumada Inuu Jannadiisa Fardowsa ugu bishaareyo annnagana samir iyo imaan nagasiiyo. 

Waxaa tacsida nasoo gaarsiisey
Asiili Ashkir Gurrac.

waxaa diraya

Asiili Ashkir Gurrac
Khadijo Jamaac Gurrac
Faadumo Xassan Xirsi
Shukri Maxamuud Farabadane
Faadumo Goodir
Saynab Tahaliil Maxamuud
Saciido Maxamed Cali Bare
Sahro Xuseen Mire
Muxubo Xuseen Mire
Inqilaab Cabdulle Bulxan
Xaawo kiin Xirsi Carab
Aamino Diyom iyo
Xaawo Yousuf Ganey
Sahro Xuseen Xalus
Shiino Xuseen Xalus
Sacdiyo Salaad Xersi Ashkir
Sacdiyo DhiidhacoIstanbuul Dhiidhaco
Sahro Gooje
Asli Xasan Yare Cilmi Calas
Jamiilo Cabdille Horeeye
Saciido Xuseen Cali Gees
Ardo Saciid Gacamey
Sahro XuudiNasro Xuudi
Wariis Xirsi Geelle 


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles