Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Baaq ku socda Beesha Habargidir kana yimid Dhalinyarada Biimaal ee Qurbaha

$
0
0

Bismilaah , Waxaan halkaan ka canbaareynayaa dagaalada soo noqnoqday ee lagu hayo gobolka shabeelada hoose, guud ahaan gaar ahaan kan hada ka socda wada dheer ee isku xirta afgooye ilaa marko.

Dagaalkaan dadka wata hal mid aan leeyahay ka jooga mesha meeshii hore maahin, isbaaro, dad la dhaco, nago la kufsado, biyo wabi la gato, guri dadoow xoog lagud aganaado, beer aadan lahyen la fasho, warkeda waa dhamaaday wadanka haba lidatee dowlada aa ka jirta, duulaanka joojiya , mooryaanitina ceshta si soomaalinimo ah ku noolaada, hadii kale waxaad dhadhamin doontaan cadaabta addun iyo aaqirro, gacmaha kama laaban doono waxa aad wadan kuwiina soo duulayahsa ah, dalkina xukuma maamul u dhista meshan dad baa ilaah ku beeray , dagana , marka hadii si islaamnimo soomaalinmo ah ku soo degteen , kuna dagan tihin micnahedu mahin in aad naga qixisaan degaankena , ogada ma qaxeyno geeriduna ninkii dhoof ku yimid ay dhibee .

SIDAA daraadeed waxaan jeclaan lahaa in uusan iidinka dhiman wiil danbe nabada qaadataan dadkiina dhinac ka raacdaan noolaataan waad dhibtooteen saad xabad iyo qori caaradisa ugu nooleedeen , tas xal iidin ma ahan , wiilashan aad ku leyneysaan meel aan deegaankoda ahyen ogada hooyaa dhashay aaba dhalay ragin dhiig ya cabka ah dagaal ogayaasha ah  ha leynina wiilasha hadey ka na xeynin anagaa ka naxeyna soomaali ay anfici lahyeen, dantiina ma gaareysaan 20sano ha iidnku filnaato.

Dowlada ha deyso hubeynta ragaan mooryaanta ah ee caadeystay dhibaateynta muslimka sooman waayeelka caruurta, iyo haweenka, waayo hubkaan ay is ticmaalayaan waa kii dowlada gawaarida tiknikada ah waa kuwii ciidanka millitariga ay adeegsadaan , saraakishaan beleedka ah generaalada benta ku qaatay shaqada ka joojisaan, dadka deegaankana u deysaan in ay sameeystan maamulkooda lana raaco nidaamka soomali ku heshisay ee federaalka ah .

Dadka deegaanka , dib ha u noqonina nin korkiisa bir ku xiran tahay malahan bil soon waaye ku jihaada difaacida hantidiina , dhulkiina cidkale wax haka sugina sidaad hada ku sooctaan ku socda umada soomaaliyeed waad u jeedaan waxa ka jira gobolkaan marka halagu ceebeeyo dadkaan hortaagan nabad soomaaliya ogada hadii shabeelada hoose dadkeeda loo daayo dadka horrorka ku ahna  leys ka qabto in soomaliya nabad laga heli doono inshaa alah waadna arki doontaan .

Xasuus BAY, BAKOOL , HIIRAN AY KU DUULEEN wana laga xoreeyey , kadib waxaa la helay xogaa la ruura ah , dadkii deganka siyaasiyan dhib kama tagna , lakiin caqabada hortaagan in maamul la sameeyo , waa wadankii gar ahaan muqdisho iyo shabeelad ahoose ay dhib ka wadan , anoo ka xun in aan is wada raaciyo dadka oodhan waayo malaayga bada hal baa qurmiya, ragaan qurminayana waa dagaal oogayaal soo cabay dhiig faro badan .tusaale , dad baa loo dilay gurigaaga ka bax, beertada ka tag , gaarigaga ka dagmarka ilaah ha u noqdaan fursadu waa manta kaliyah hadii kale aduunkana waad ku dhadhamineysaan maarta aaqirana abaal marin kalaa jirta waxaan ku soo gabo gabeeynayaa mukulaal meshey mac ku barato ay macluul ugu dhimanee

 

MIDOWGA DHALINYARADA SHABEELADA HOOSE  EE DENMARK


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles