Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Dhagayso Taariikhyahan Dr. Saadaq Eenow oo sharaxaya Dagaalkii Talyaaniga iyo Beesha Biimaal ku dhexmaray Shabeelaha Hoose

$
0
0

Dr. Saadaq Eenow oo kamid ah Musharixiinta u taagan Madaxweynaha Puntland ayaa dhinacakale ah dhakhtar iyo Taariikhyahan ku xeeldheer ka sheekeynta Taariikhda Soomaalida, Barnaamijkaan wuxuu duubey mar hore waxaana maanta idiinkusoo gudbinaynaa in waxlaga ogaado Gobolka Shabeelaha hoose oo aan maalmahaan maqlayney in Dagaalo sokeeye ka socdaan.

Dr. Eenow waxaa hadaladiisa kamid ah “Dagaalkii Shabeelaha hoose xiligii Guumeysiga lama oran karo Dagaal dhexmaray Soomaali iyo Talyaani, wuxuu ahaa Dagaal dhexmaray Biimaal iyo Talyaani, waxaana Bii maal xiligaas usoo hiiliyey Halbeel oo ahayd beesha Wacdaan”

Hoos ka daawo


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles