Sanadkii 1900 ayaa Guumeysigii Talyaanigu Dagaal kala hortagey Soomaalidii daganeyd Gobolka Shabeelaha Hoose iyadoo Beesha Biimaal ay iska difaaceen guumeysigii ilaa aakhrikii ay beesha jabiyeen Ciidan Soomaali ah oo Talyaanigu Muqdisho ka keensadey, Hadaba Miyaan la is oran karin taariikhdaas ayaa mar kale soo rogaal celisey, Barnaamijkaan Taariikhda ah waxaa diyaarisey BBC laanta Afsoomaaliga ee Dhagasyo
↧
Dhagayso Barnaamijkaan Taariikhda Gobolka Shabeelaha Hoose- Qaybta kowaad “1900 Biimaal Waxaa kusoo duuley Talyaani”
↧