Raii’sal Wasaaraha Dowlada Federaalka Mudane Cabdiwali Sheikh Axmed ayaa maanta galinka dambe wuxuu u safray Dalka Emaaraatka Carabta.
Safarka Raysal wasaraha oo aan wali la shaacin ujeedadiisa rasmiga ah,waxaase maanta markii uu garay Dubai kusoo dhoweeyay dadweyne Soomaaliyeed,oo ay qayb ka yihiin dadweynaha reer Puntland.
Wixii kaso kordha safarka Ra’iisul Wasaaraha uu ku gaaray Dubai Wararkayaga dambe ayaan idin kuso gudbin doona.
Puntlandi.com
Garowe