Gudoomiyaha Degmada Gaalkacyo Axmed Cali Salaad oo caawa ka hadley Falkii koox hubeysan oo madax soo duubtey ay caawa ku qaaden Makhaayad lagu shaaheeyo oo ku taal xaafada Garsoor, ayaa sheegey in mid kamid ah nimankii weerarka soo qaadey ay gacanta ku dhegeen Booliska xaafada Baraxley ka dib markii Maamulka Gaalkacyo ay la xiriireen maamulkaas.
↧