Quantcast
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Breaking News– Weerar fashilmey oo caawa Gaalkacyo ka dhacay, Afar dhawac ah

Koox hubeysan ayaa caawa fiidkii Xabad huwiyey Dad ku caweynaya Makhaayad ku taal Xaafada Garsoor eeImage may be NSFW.
Clik here to view.
War-Deg-Deg-ah
Magaalada Gaalkacyo, kooxda Weerarka soo qaadey oo wali xabadihii ku ridayay makhaayada ayaa nin qori wataa ku soo baxay kasoo difaac intuu galay isla markiiba dagaal la galay nimankii weerarka soo qaadey wuxuuna ka dawacay Nin, isagiinawaxb ma gaarin, waxayna ninkii dhawacaa ahaa ula carareen xaafada Baraxley.

Makhaayada la weeraray oo kutaal Xaafada Garsoor waxaa ku dhawacmey sadex qof, nimanka weerarka soo qaadey waxaa ka dhawacmey hal qof.

Nimanka weerarka soo qaadey oo la sheegey iney madax soo duubteen ayaa durba laga war heley iney ka mid yihiin Maleeshiyada Koonfurta Gaalkacyo, kuwasoo ninkii ka dhawacmey hada ku daweysanya Isbitaalka Xaafada Baraxley.

Dadkii makhaayad lagu weeraray oo Reer Puntland ah waxaa ka dhawacmey sadex qof oo labo Dhawac fudud soo gaarey midna dhawac culus soo garaym, balse warar aan hada ka helney Isbitaalka Dhagacade Qaliin ayaa lagu sameyey ninkii garaabk ahaa, hadana xaaladiisu aad ayay u fiican tahay.

Nimanka Weerarka sooqaadey oo awal doonayay iney isk dhigaan Al-shabaab ama dad aan heybtooda la garaynayn ayaa hada ka shifmey, waxayna noqdeen Dadka dega Koonfurta Gobolka Mudug.

Maamulka Gobolk iyo Wasaarada Amniga Puntland midna wali kama hadlin weerarka lagu qaadey Dadka Rayidka ah.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles