Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

War Deg deg ah– Muungaab oo loo magacaabey gudoomiyaha Gobolka Baaadir

$
0
0

Warar lagu kalsoon yahay oo Puntlandi hada soo gaarey ayaa sheegaya in  Taliyihii hore ee Maxkamada ciidanka Col. Xasan Maxamedbreaking nes Muungaab loo magacaabey Gudoomiyaha Gobolka Banaadir isla markaasna noqon doona Duqa Magaalada Muqdisho.

Muungaab wuxuu badalayaa Maxamuud Tarsan oo in mudo ah ahaa Gudoomiyaha Gobolka.

Inkastoo aysan wareegtada lagu maacaabay Gudoomiyaha cusub wali si rasmi ah aysan usoo bixin hadana Howlwadeenada Puntlandi ayaa heley in Muungaab la magacaabey.

Puntlandi.com

Muqdisho

 


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles