Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

War Deg Deg ah– Madaxweynaha Jubaland oo Cabdiqani Cabdi Jamac u magacaabay Wasiirka Madaxtooyada Jubaland

$
0
0

Hoos waxaa yaal oo ka akhrisaan kartaa Wareegtada lagu maacabe Wasiirka

cabdiqani ooraay
Hogaamiyihii Gudigii Farsamada Xiligii dhismaha Maamulka Jubaland Cabdiqani Cabdi Jamac ( ayaa Madaxweyne Axmed Madoobe uu maanta u magacaabay Wasiir u Dowlaha Madaxtooyada Jubaland, Madaxweyne Axmed M;adoobe ayaa Wasiirkaan cusub magacaabay intuusan Maanta u duulin Nairobi.

Cabdiqani Cabdi jamac wuxuu in mudo ah u shaqaynayay Hay’ada Qarama Midoobey, Sanadkii hore laga bilaabo wuxuu kamid ahaa masuuliyiintii ku mashquu saneyd dhismaha Maamulka Jubaland, wuxuu aaa adii Gugii Farsamada ee Maamul u sameynta Jubaland, dhismihii Jubaland kadib wuxuu noqdey Lataliyaha khaaska ah ee Madaxweynah dowlada Jubaland oo uu aha ilaa maanta oo loo magacaabey Wasiirka Madaxtooyada Jubaland.

Abdighani Nomination Letter


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles