Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

(Dhagaysi+Warbixin) Goorma la Caleemo saarayaa Boqorka Beelaha Daarood?.

$
0
0

Beelweynta Cismaan Maxamuud ayaa isku raacay in 25/5/2014 laga dhigo xilliga la Caleemo saarayo Boqorka Beelaha Daarood Boqor Burhaan Boqor Muuse,kaasi oo badalaya EEBE u naxariisteeboqor burhaan Boqor Cabdulaahi Boqor Muuse Kingkong.

Cabdixakiin Xaaji Cismaan oo ka mid ah Waxgaradka Gobolka Karkaar oo Saxaafada kula hadlay Qardho ayaa sheegay in arrintan la isku raacay ka dib markii laso afmeeray maanta kulan balaaran oo muddooyinkii ugu dambeeyay Qardho uga soconayay Hogaanka dhaqanka iyo Aqoonyahanka Beelweynta Cismaan Maxamuud.

Arrinatan ayaa waxa loo saaray Guddi ka kooban 15-xubnood,kuwaas oo noqon doona Guddiga qabanqaabada xaflada Caleemo saarka ee ka dhacaysa magaalada Qardho ee xarunta Gobolka Karkaar.

Si kastaba ha ahate,Boqor Burhaan Boqor Muuse ayaa iminka ah Booqrka Beelaha Daarood.

Hoos ka dhagayso

www.puntlandi.com.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles