Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Sawirada maanta “Villa Soomaaliya oo Shalay qaybna Murugoonaysay qaybna Damaashaadeysa, CAJIIBKA ADUUNKA”

$
0
0


Damaashaad iyo Farxad

Madaxweyne Xasan Sheikh iyo Xubnaha ay aadka isugu dhowyihiin golaha Wasiirada ayaa xili ay Villa Soomaaliya wali yaalaan Meydkii Madax sare oo Villada ka tirsan oo ku geeriyoodey weerarkii Al-shabaab ayay ka qayb galeen Xaflad, xiliga xiliga Xaflad iyo qosol. xiligaas waxaa dhinaca kale ka socdey aaskii Marxuum Maxamuud Xersi Cabdulle oo Raysal wasaaraha iyo Raysal wasaatihii hore ay u baroor diiqayeen.
farxad

Murugada

Weerarkii ay al-shabaab ku qaadeen Villa Soomaaliya Dadkii ku dhintey waxaa kamid ahaa Agaasimihii guud ee Xafiiska Raysal Wasaaraha Alla ha u naxariistee Marxuum Maxamuud Xersi Cabdulle, Guud ahaan Xafiiska Raysal wasaaraha waxaa hareeyey murugo iyo Tacsi ka dib geerida Marxuumka, Shalayna waxaa loo sameeyey Aas Qaran oo ay kasoo qayb galeen Masuuliyiinta Villa Soomaaliya, Raysal wasaare Cabdiwali iyo Raysal wasaarihii hore Mudane Saacid.
murugo pi

murugo2 pi


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles