Inaa Lillaahi wa inaa illayhi raajicuun
Jaaliyada Birmingham-UK
Anagoo ah Jaaliyada Puntland ee ku nool Birmingham waxaan Tacsi u diraynaa dhamaan umadda Somaaliyeed gaar ahaan qoyska reer Xaaji Xuseen geeridii naxdinta lahayd ee ku timi Mudane Cabdi risaaq Xaaji Xuseen oo ku geeriyooday USA
Waxa tacsiyeynaya:
Cabdi Nuur Bootaan
Mohamed Abshir
Mustafa Gacamey
Maxamed Cabdi Xuseen
Shiino Foorteyn
Muxiyadiin Dhagamadow
Sharmaarke Qambi
Farhaan Shabeelle
Abshir Baydhabo
Cumar Cabdi Barre
Maxamuud Cabdulle
Liibaan Raydab
Cabdi raxman Xasan Dheere
Axmed Oday
Faisal Korubood
Cabdi risaaq C/raxmaan
Xasan Qaaje
Maxamed Faajugo
Mursal Cabdi
Iimaan Maxamuud Cabdi
Jaaliyada Australia
Jaalliyada reer Australia oo ka tacsiyeynaysa geeridii Abdirizak Hagi Hussein
Inaa lilaahi wa-inaa Ileyhi raajicuun. Anniga oo ku hadlaya magaca dadka reer Puntland ee ku dhaqan dalka Australia waxaan uga tasiyeynayaa ummada Somaaliyeed guud ahaan iyo gaar ahaan qoyska uu ka geeriyooday Abdirisaaq Xaaji Xussein geerida ku timid Cabdirizaaq Xaaji Xussein oo Somaaliya ka soo qabtay jagada Raiisal Wasaare laga bilaabo 1960 ilaa 1962 . Waxaanu leenahay Cabdirizaaq ilaahay dembigiisa ha dhaafo, ummadda Soomaaliyeed guud ahaan iyo gaar ahaan ehelkiisana illaahay Samir iyo Iimaan ha ka siiyo. Cabdirizaaq wuxuu ahaa nin door fiican ka soo qaatay dhismaha dawlada Soomaaliyeed oo meelmar ah wuxuuna ahaa nin caan ku ah dawlad wanaaga, waxaana markhaanti ka ah laguna xasuusan doona Boosta Roosa (red post or red mail) taas oo la xiriirtay in uu tira badan oo shaqaale ah shaqada ka cayriyey isaga oo sabab uga dhigay xil-gudasha la’aan una kala diray warqad guduudan oo shaqa ka cayrintooda sharxaysa. Waxaa iyadana xusid mudan dardaaranka uu ku codsaday in lagu aaso Mogadishu oo weliba lagu dhinac aaso Aadan cabdulle Cusmaan taas oo ah aragti gabaabsi ku ah ummadda maanta jirta ee Soomaaliyeed.
Mar labaad Cabdirizaaq illaahay janadii ha geeyo, ummadda Soomaaliyeed guud ahaan iyo gaar ahaan ehelkiisana Samir iyo iimaan allaha ka siiyo.
Omar Mohamud Dhollawaa
Guddoomiyaha Jaalliyada reer Puntland ee Australia
Jaaliyada Finland
Anagoo ku hadlayno magaca jaaliyadda Puntland ee Finland, waxaan halkan tacsi tiiraanyo leh uga diraynaa dhammaan ummadda Soomaaliyeed meelkasta oo ay joogaan dibad iyo gudeba geerida ku naxdinta leh ee ku timid halyeygii weynaa ahaana ra-iisal wasaarihii Soomaaliya isla markaana ka mid ahaa aasaasihii SYL oo xorriyadda gaarsiiyey guud ahaan Soomaalia Mudane C.Risaaq Xaaji Xuseen. Si gaar ah waxaan ugu tacsiyeynaynaa ehelkiisii iyo qaraabadiisii meelkastoo ay joogaan.
Waxaan Ilaah uga baryaynaa inuu jannaddii Fardawsa ka waraabiyo, Soomaalida iyo ehelkiisana samir inaga siiyo. Aamiin, Aamiin, Aamiin.
JAALIYADDA PUNTLAND EE FINLAND
1. C.Qani Axmed Ducaale
2. Eng. C.Risaaq Muuse Cali Ilweyn
3. Asad Prof. Caalim Nuur
4. Cabdifataax C. Jaamac Janagale
5. Sh. Yusuf Ismaaciil Cabdulle
6. Maxamed Xasan Ibraahim
7. Mohamud Abdul
8. Ibrahim Hassan Caynab Xubin
9. Nasro Jaamac Deeble
10. Yaasiin Cali Gaas
11. Aamino Nuur Gabeyre
12. Xamdi Qodmadow
13. Fartuun Ilgiir
14. Xasna
15. Sacdiya
16. Asiili Cabdinuur
17. Abshir
18. Abdiqani Ducaale
Mahadsanidiin