dhamana Dadka hoos ku qoran waxayTacsidaan udiraynaa Somali oo dhan meel ay joogtaba.Waxay kaloo udiraynaa dhamaan Qoyska Reer-Haaji Hussein meelkasat oo ay joogaanba iyo ilmihiisiiba geerida ku timid Raysal wasaarihii hore ee Soomaaliya Dr. Cabdirisaaq Xaaji xuseen oo Xalay ku geeriyoodey Dalka Maraykanka.
Waxana ilaahay uga baryeynaa inuu geeyo Janatul-Fardowsa[Aamin]
Dhamaanteenta Somaliweyn oo dhan smir iyo iimaan ilaahay inaga siiyo[Aamin].
Waxaa Tacsidaan diraya qoyska ilma Mohamed Farah[Diihaal].
1.Yasiin Mohamed Farah[Diihaal] iyo xaaskiisa iyo ilmihiisa.
2.Abdirahman Mohamed Farah[Diihaal] xaaskiisa iyo ilmihiisa.
3.Ali Mohamed Farah[Diihaal]xaaskiisa iyo ilmihiisa.
4.Abdirizak Mohamed Farah[Diihaal] xaasaskiisa iyo ilmihiisa.
5.Abdirishiid Mohamed Farah[Diihaal] xaaskiisa iyo ilmihiisa.
6.Abdullaahi Mohamed Farah[Diihaal] xaaskiisa iyo ilmihiisa.
7.Hassan Mohamed Farah[Diihaal] xaaskiisa iyo ilmihiisa.
8.Abdulkadir Mohamed Farah[Diihaal] xaaskiisa iyo ilmiihsa.
9.Mohamud Mohamed Farah[Diihaal] xaaskiisa iyo ilmahiisa.
10.Abdinur Mohamed Farah[Diihaal] xaaskiisa iyo ilmihiisa.
11.Abdiwahab Mohamed Farah[Diihaal] xaaskiisa iyo ilmahiisa.
12.Abdiladiif Mohamed Farah[Diihaal] xaaskiisa iyo ilmahiisa.
13.Hodon Mohamed Farah[Diihaal] iyo ilmaheeda.
14.Fartun Mohamed Farah[Diihaal] odaygeeda iyo ilmaheeda.
Abdirizak/Diihaal/Minneapolis/PI.