Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Madaxweynaha Dowlada Puntlad Dr. Cabdiwali oo ka tacsiyeynaya geerid RW Hore Cabdrisaaq Xaaji Xuseen

$
0
0

Madaweynaha Dowlada Puntland Dr. Cabdiwali Maxamed Cali Gaas isagoo ku hadlaya magaca Shacabka soomaaliyeed wuxuu tacsi tiiraanyo xambaarsan u diray Qoyskii, Caruurtii, Ehelka,Asxaabta iyo Shacabka Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday ALLA ha u naxariistee Raysal Wasaarihii hore ee Soomaaliya Maxuum Cabdirisaaq Xaaji Xuseen oo Xalay Geeriyoodey wadanka Maraykanka.

Marxuum Cabdirisaaq Xaaji Xusseen wuxuu Raysal Wasaare ahaa sanadihii u dhaxeeyay 1964 illaa 1967,waxaa sidoo kale uu qayb ka ahaa ururka Aabayaasha Gobonimo doonka Soomaaliyeed ee SYL.

Marxuum Cabdirisaaq Xaaji Xuseen wuxuu ahaa nin tyaariikh dheer ku leh siyaasada Soomaaliyeed.

Innaa lillaahi wa inaa illayhu raajucuun.

www.puntlandi.com.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles