Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Golaha Wasiirada Puntland oo beri oo sabti ah la dhaarin doono

$
0
0

Garowe–31 Jan.2014–Pi– GolahaxWasiirada Puntland ayaa beri oo sabti ah 1 febaraayo waxaa lagu dhaarinayaa Xarunta Madaxtooyada Puntland.

Dhaarta Golaha Wasiirada ayaa qorshuhu ahaa iney dhacdo shalay (30.1.2014) balse arimo farsamo awgood ayaa dib loogu dhigey.

Madaxweynaha Dowlada Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas, Ku Xigeenkiisa Cabdixakiin Camey, Gudoomiyaha Baarlamaanka Saciid Xuseen iuo Xubno ka tirsan Baarlamaanka ayaa goob joog ka ahaanaya dhaarta Golaha Wasiirada.

Puntlandi kala soco sida dhaarto u dhacdo.

Puntlandi.com
Garowe


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles