Annagoo ah Janan Maxammad Abshir Muussa iyo ilmahayguba, annagoo ka xun geeridii naxdinta lahayd ee walaalkay Cabdulcasiis Nuur Xirsi waxaan ugu ducaynayaa in Eebbe geeyo Jannatula Fardowsa, Afadii, ilmihii uu ka tegey, guud ahaan qaraabadii iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeedna uu ka siiyo samir iyo iimaan.Aammiin
Janan Maxammad Abshir Muussa
Cabdulraxiim Maxammad Abshir MuussaCabdullahi Maxammad Abshir MuussaAxmed Maxammad Abshir MuussaCabdulmalik Maxammad Cali Dacar Madina Maxammad Abshir MuussaDeeqa Maxammad Abshir Muussa
Faaduma Maxammad Abshir Muussa
Khadija Maxammad Abshir Muussa
Ayaan Axmed Ibrahim Gambol