Director of National Intelligence James Clapper testifies during a hearing before Senate Intelligence Committee January 29, 2014 on Capitol Hill in Washington, DC. He said Somalia’s al-Shabaab militants may be planning new attacks on Kenya. Photo/AFP
James Clapper oo ah Sargaal sare oo ka tirsan sirdoonka Maraykanka (Director of National Intelligence) oo u waramay Gudiga Sirdoonka Senate-ka 29 Janaayo ayaa Dowlada Madaxweyne Xasan sheikh wuxuu usoo jeediyey Eedeyn kulul oo Salka ku haysa sida uu sheegey James Clapper Hogaan liita iyo isqabqabsi siyaasadeed oo dib u dhigey Dowladii curdanka ahayd ee Soomaaliya.
James Clapper wuxuu si xoogan uga digey isagoo sheeegey iney cabsi xoogan ka qabaan in Weeraro hor leh ay Al-shabaab ka fuliyaan wadamada dariska la ah Soomaaiya iyo Wadamada Ciidamadu ka joogaan Dalka.
Sargaalkaan wuxuu Sanete ka u sheegey in Al-shabab ay Qorsheynayaan Weeraro ka dhan ah Kenya, Kenya ruxeedana waxaa ka socda Dadaalo looga hortagayo Weerar noocaas ah.
Clapper wuxuu Yiri “Kalsoonida iyo waxku oolnimada Dowlada Curdanka ah ee Soomaaliya waxaa hareeyey Isqabqabsi siyaasadeed iyo Hogaan xumada Madaxweyne Xasan sheikh Mohmud.”
Warkaan ka soo yeerey Sirdoonka Maraykanka ayaa ah mid aysan Wadamada daneeya Soomaaliya aysan dhayal saneyn, taasoo sumcad xumo hor leh ku noqonaysa Dowlada Federaalka ah.
Puntlandi.com