Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Tacsi– Marxuum Cabdicasiis Nuur Xirsi oo 29 janaayo 2014 ku geeriyoodey Boston USA

$
0
0

Alaaha ha u naxariistee waxaa shalay 29.01.2014 ku geeriyooday magaalada Boston ee USA Marxuum Cabdicasiis Nuur Xirsi.

Waxaa halkaan Tacsi looga dirayaa Ehelka, Qaraabada iyo Asxaabta Marxuumka, Isagana waxaan illaah uga baryaynaa Jano waarta iyo Dambi Dhaaf Aaaaamiiin Aaamiin Aaaamiin


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles