Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Ogaysiis ku socda Jaaliyada Soomaaliyeed ee Aarhus Denmark

$
0
0

madaxda puntland

Jaaliyada Puntlnd ee Aarhus waxay idinku marti qaadeysaa Xaflada soo dhaweynta Madaxda Cusub ee Puntland iyo sagootinta Maaxdii hore, Xaflada waxaa loogu hambalyeynayaa Madaxda cusub ee Puntland oo uu hormuudka ka yahay Madaxweyne Prof. Cabdiwali Maxamed Cali gaas iyo ku xigeenkiisa Cabdixakiin Cabdullaahi camey, iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka Saciid xasan.

Xafladu waxay u dhacaysaa sidaan hoose

Jamcada 7 Febaraayo 2014
saacada 16:00 (4:00 Galabnimo)

Waxay ka dhaacaysaa

Foreningernes Hus

Gudrunsvej 10A

8220 Brabrand

Kasoo qaybgal wacan


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles