Waxaa February 02-01 -2014 saacadu markay tahay 6pm–2am Minneapolis convention center ka dhacaya xaflad aad u weyn oo ay ka qeybgalayaan madaxda sare ee state Minnesota aqoonyahano iyo siyaasiin caan ka ah wadankeena somalia xafladaas oo lagu soo dhaweynayo madaxda cusub ee puntland ayna uga qeybgalayaa.
2.02.2014
Saacada 6pm- 2am
Minneapolis convention center
Xaga tell wixii su, aal ah waa drs luul xasan laari