Saraakiil ka tirsan Madaxtooyada Puntland ayaa Saxaafadda ku wargaliyay in galabta lagu dhawaaqi doono Golaha Wasiiradda Puntland.
Warar ay Puntlandi heleen waxay Sheegayaan in Golaha Wasoirada oo dhameystiran uu ku dhawaaqayo Madaxeyne Gaas.
Akhristayaasha Puntlandi ayaa noqon doona kuwa ugu horeeya ee hela Liiska Golaha Wasiirada Puntland hadduu EEBE idmo.